Maamulka Galmudug oo si kulul uga hadlay ciidamo la wareegay Madaxtooyada Cadaado

Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga hadlay weerarkii ciidamada DANAB iyo NISA kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee ku taalla magaalada Cadaado. Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inuu aad ugu xun yahay in ciidamada dowladda ay weerar ku qaadaan Maamulka Galmudug, taasi uu ku tilmaamay in … Continue reading Maamulka Galmudug oo si kulul uga hadlay ciidamo la wareegay Madaxtooyada Cadaado